QW

Guurku waa tarjumaada tixeed ee Jacaylka 2. Haweenku waa halxidhaalle furihiisu yahay Jacayl Haweenku waa kuwa isku geddiya sida tif dabeyli qaadayso. Haweenayda wanaagsani waa Sanduuq luul ah oo maalinba quruxdiisa la soo baxaya. Haweenta Caqliga leh waxa ay sonkor ka dhigtaa odhaah kasta oo ninkeeda ka soo yeedha, waxa ayna tuurtaa wixii cusbo ah. […]

Continue reading


sirta

Daraasad dhanka cilmiga bulshada ah oo Maraykanku sameeyeen ayaa muujisay in haweenku hayn karaan sirta wax ka yar 38 saacadood, badankooduna ay sirta u gudbiyaan dad aanay khusayn oo aan danaynayn. Drs Margaret Powell oo ku takhasustay cilmiga bulshada kana hawlgasha jaamacadda Michigan ee Dalka Maraykanka ayaa qortay warbixin dheer oo ay ugu magac dartay […]

Continue reading


lamane

Cilmi-baadhis ay sameeyeen aqoonyahanno ka tirsan Jaamacadda Warwick ayaa shaacisay in ninka ama haweenayda xaaslayda ahi ay si xad dhaaf ah noloshooda ugu kalsoonadaan marka shakhsiga nolosha lawadaagayaa uu sidoo kale nolosha ku qanacsan yahay. Kooxda daraasadda samaysay oo uu horjooge ka ahaa cilmi-baadhe Nick Powdthavee, waxa natiijadeeda, oo lagu faaqiday fikrad si caam ah […]

Continue reading


couple

Xidhiidhka dheeraadka ah iyo xiisaha ka dhexeeya lammaanuhu waxa uu kor u qaadaa kalsoonidooda iyo jiritaan wada noolaanshahooda. Sidaas awgeed waxa lagama maarmaan ah in labada qof ay walba xasuusta hayaan taariikhdii wanaagsanayd uu soo maray xidhiidhkooda iyo wada noolaanshahoodu. Noloshuna qardoofo ma waydo wax la isku diido iyo wax la isku dagaalo labada way […]

Continue reading


caqabadaha-Jacaylka

Waxa jirta in dadka intiisa badani ka baqaan inay is-haleelaan jacayl dhab ku dhisan oo dhexmara lamaane kale, iyadoo ay jiraan sababo badani haddana inta badan waxa lagu tilmaamaa inay jiraan arrimo la odhan karo sabab ayay yihiin in qofku dib uga maagto qof uu jacayl dhab ah u qaadi lahaa; kuwaas oo ay sheegaan […]

Continue reading


Testimonials
SIGN INTO YOUR ACCOUNT CREATE NEW ACCOUNT

Your privacy is important to us and we will never rent or sell your information.

×
CREATE ACCOUNT ALREADY HAVE AN ACCOUNT?

 
×
FORGOT YOUR DETAILS?
×

Go up